cover image: Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

20.500.12592/mqfm73

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

20 Sep 2022

Wax-ka-qabashada arrintan ayaa ah mid si degdeg ah loogu baahan yahay, marka la eego hiigsiga cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo la filayo inuu bilaabo bixitaan tartiib tartiib ah saddexda sano ee soo socota iyo inuu ka baxo Soomaaliya oo dhan shanta sano ee soo socota. [...] Wada-xaajoodyadu waxay u baahan doonaan in lagu caddeeyo qaab-dhismeedka taliska, dhameystirka u qeybinta ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo booliiska gobollo kala duwan, in la isla meel dhigo doorka ciidamada daraawiishta, iyo in la hubiyo in su’aalaha la xiriira in la awoodi karo la isla meel dhigo. [...] Somali Dialogue Platform Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo 8 Arrimaha ugu muhiimsan ee wada-xaajoodka u baahan qeybtan waxaa kamid ah: ɋ Qeybsiga awoodaha fulinta ee heerarka kala duwan ee dowladda: Tani waxa ay u baahan doontaa in lagu heshiiyo masuuliyadaha dowladda oo ay yeelaneyso dowladda federaalka, kuwa dowlad-goboleedyada, iyo masuuliyadaha dowladaha hoose, i. [...] Wadaxaajoodyada heerka farsamada waxay u badan tahay inay u baahan doonaan ka qeyb galka jilayaasha iyo hay'adaha soo socda: ɋ Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka iyo Dow- lad-goboleedyada ɋ Wasaaradaha Cadaaladda ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedy- ada ɋ Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ɋ Guddiga La-socodka Dib-u-Eegista iyo Hirgelinta Da. [...] Somali Dialogue Platform Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo 10 Wadaxaajoodyada heerka farsamada waxay u badan tahay inay u baahan doonaan ka qeyb galka jilayaasha iyo hay'adaha soo socda: ɋ Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedy- ada ɋ Wasaaradaha Batroolka iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ɋ Guddiga Ba.

Authors

Somali Dialogue Platform & Rift Valley Institute

Pages
13
Published in
Somalia