Daadejin lagu muransan yahay: - Qiimeyn adeegyada waxbarasho ee ay dowladda federaalka u daadejisay

20.500.12592/t5bdcr

Daadejin lagu muransan yahay: - Qiimeyn adeegyada waxbarasho ee ay dowladda federaalka u daadejisay

14 Nov 2022

Daadejin lagu muransan yahay: Qiimeyn adeegyada waxbarasho ee ay dowladda federaalka u daadejisay Maamulka Gobolka Banaadir Somali Public Agenda Faallo Qoto-dheer No. [...] 04 Nofeembar 2022 La daadejiyey balse lagu muransan yahay: Falanqeyn u daadajinta Maamulka Gobolka Banaadir ee waxbarashada Muqdisho Daadejin lagu muransan yahay: Qiimeyn adeegyada waxbarasho ee ay dowladda federaalka u daadejisay Maamulka Gobolka Banaadir Somali Public Agenda Faallo Qoto-dheer No. [...] 04 Nofeembar 2022 Somali Public Agenda i La daadejiyey balse lagu muransan yahay: Falanqeyn u daadajinta Maamulka Gobolka Banaadir ee waxbarashada Muqdisho Somali Public Agenda 2022 Somali Public Agenda (SPA) waa hay’ad aan macaash doon ahayn oo ka shaqeysa cilmibaarista arrimaha jaangoynta iyo maareynta siyaasadaha dalka xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho. [...] Somali Public Agenda Mogadishu Somalia Tel: +252(0)85 8358 Email: info@somalipublicagenda.org Website: < > Naqshadeynta faallada: Somali Public Agenda Tifaftiraha: Peter Chonka ii Somali Public Agenda La daadejiyey balse lagu muransan yahay: Falanqeyn u daadajinta Maamulka Gobolka Banaadir ee waxbarashada Muqdisho Tusmo Nuxurka Faallada. [...] 13 Kaabayaasha hay’adeed iyo dhaqaale ee maareynta waxbarashada ee Maamulka Gobolka Banaadir.
Pages
38
Published in
Somalia

Tables