Faallo Kooban 20 SOMALI - Febraayo 2023

20.500.12592/qpwr71

Faallo Kooban 20 SOMALI - Febraayo 2023

8 Mar 2023

Ujeedka hay’adda waa hagaajinta Kumeelgaarka ah ee hadda ku leedahay 4 awoodood oo gaar ah); Dowlad-goboleedyadu maamulka dowliga ah iyo horumarinta adeegyada waxay yeelan doonaan 29 awoodood oo u gaar ah; 20 awoodood waxaa wadaagi doona dowladda ee Soomaaliya iyadoo loo marayo cimibaaris iyo Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada; halka 32 awoodood ay gaar u noqon falanqeyn aqoon ku dhisan. [...] Heshiisyo hore oo ku saabsanaa awoodaha gaarka ah iyo heer dowladaha hoose – ayaa loo fahamsan yahay in si gaar ah loogu ee ay dowladda federaalka u leedahay in ay maamusho dekedaha iyo qoondeeyay dowladda federaalka. [...] Kulamada joogtada ah ee GWQ ayaa sidoo kale muujinaya ka go’naanta madaxda cusub ee dowladda federaalka ee ka tashiga iyo helidda is-afgarad ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya ee la isku hayo, taasoo horseedi karta dhameystirka hannaanka federaaleynta iyo dastuurka federaalka kumeelgaarka ah. [...] Tusaale ahaan, warqadda waxaa lagu xusay in ka qeybgalka Puntland ee kulamada GWQ ay ku xiran tahay wax-ka-qabashada arrinta Soomaaliland-Soomaaliya iyo Soomaaliland-Puntland, in laga adkaado Al-Shabaab iyo Daacish, iyo sidoo kale in la isla meel dhigo qorshaha dhismaha dowladnimada (nooca federal oo ay tahay in Soomaaliya ay qaadato). [...] Iyadoo GWQ uu yahay madasha ÎÚÍÌ siyaasadeed ee ugu sarreeya ee hay’adda fulinta ee heerarka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada laguna @somalipubagenda qaadan kara go’aanno siyaasadeed, waa in daneeyayaasha kala duwan ay ka qeyb qaataan oo ay gacan ka geystaan heshiisyada ku saabsan arrimaha siyaasadeed ee la isku hayo.
Pages
4
Published in
Somalia

Tables