cover image: Diseembar 2023 Suuragalminada Dhismaha Goleyaasha Degmooyinka iyo Dimuqraadiyeynta Maamulka Gobolka

20.500.12592/d51c98w

Diseembar 2023 Suuragalminada Dhismaha Goleyaasha Degmooyinka iyo Dimuqraadiyeynta Maamulka Gobolka

11 Dec 2023

Mid kamid ah qodobada ugu waaweyn ayaa ah ku tiirsanaanta dhaqaale ee DFS ay ku tiirsan tahay gobolka Banaadir, iyadoo dakhliga ugu badan ee kasoo xarooda gudaha ay ka hesho dowladda federaalka dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyo canshuuraha ay bixiyaan dadka deggan magaalada.28 Xubin katirsanaa golihii hore ee gobolka, ayaa sheegay: ‘Dakhliga iyo wadaagga dhaqaalaha ee u dhexeeya Do. [...] Arrimaha kale marka laga hadlayo maamulka ayaa ah in Muqdisho ay martigeliso in ka badan hal milyan oo barakacayaal ah, oo u badan beelaha la heyb sooco, iyo sidoo kale boqollaal kun oo qof oo kasoo jeeda beelaha Hawiye ee aan awoodda badan ku laheyn Muqdisho ee deggan kana shaqeysta magaalada.37 Xubno ka tirsan beellahan ayaa muujinaya in Muqdisho ay tahay caasimad guud oo ay Soomaali dhisatay ay. [...] Ugu dambeyntii, wejiga 3-aad waxa uu diiradda saarayaa dhismaha degmooyinka oo ay kamid yihiin sameynta 17 degmo oo ka tirsan golaha deegaanka ee gobolka.40 Ka-qeybgalayaasha aqoon-is-weydaarsiga ansixinta ee daraasadan ayaa u ololeeyay in dib-u-heshiisiinta as ay tahay shardi muhiim u ah isbeddel kasta oo maamul oo la taaban karo oo ka dhaca gobolka Banaadir si wax looga qabto tabashooyinka iyo c. [...] Soo jeedintii May 2023 ee GWQ ee ahayd in la qabto doorasho heer degmo oo qof iyo cod ah marka la gaaro sanadka 2024 ayaa hoosta ka xariiqeysa baahida loo qabo in la helo mas’uuliyiin lasoo doortay, iyadoo xaqiiqda ah in Puntland ay ku guuleysatay in doorashooyin qof iyo cod ah ay ka qabato in ka badan 30 degmo sanadkan 2023 ay sii kordhineyso dareenka ah in xaaladda ka jirta gobolka Banaadir ay t. [...] Kaalinta iyo xuquuqaha dastuuriga ah ee dad badan oo barakacayaal ah iyo dadka u arka Muqdisho hoygooda ayaa ah in la tixgeliyo marka la sameynayo nooca doorasho ee lagu dooranayo masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir.
Pages
20
Published in
Kenya
Title in English
December 2023 Possibilities for the Construction of Municipal Councils and Democratization of State Administration [from PDF fonts]