cover image: Faallo Kooban 19 - Soo If-bixitaanka Dhallinyarada Ciyaal Weero ee Muqdisho

20.500.12592/5rf74p

Faallo Kooban 19 - Soo If-bixitaanka Dhallinyarada Ciyaal Weero ee Muqdisho

26 Oct 2022

waxa ay falanqeyneysaa waxyaabaha sababay soo if- Sidoo kale, qaar kamid ah xubnaha kooxahan waxa ay isticmaalaan tooshash bixitaanka Ciyaal Weero, saameynta ay ku yeesheen amniga iyo isu-socodka magaalada Muqdisho, waxa ay ay dhacaan. [...] Qaar kamid ah muuqaallada la xiriira Ciyaal Weero ama ay ku jiraan waxa lagu degmooyinka ay kooxaha burcadda ah sida aadka ah u joogaan daawaday 18.5 milyan oo jeer TikTok oo keliya. [...] Sababtu waxa ay noqon kartaa xiriirka aan si ay uga fogaadaan kooxahan burcadda ah, waxayna u wanaagsaneyn ee ka dhexeeya waalidka iyo wiilashooda ama guureen degmooyin kale oo ay dareemayaan in amnigooda uu waalidka oo aan ka warqabin halka ay wiilashooda joogaan. [...] Dhowr todobaad kadib xaafadaha qaar waxa ay aadi kari waayeen masaajidyada ay ku markii uu howlgalku bilowday ayay boolisku ku dhawaaqeen tukanayeen salaadaha habeenkii iyo saqda dhexe (Taraawiixda inay soo gebagebeeyeen wajigii koowaad, islamarkaana ay iyo Tahajudka) waxaana ay ku qasbanaadeen in ay guryahooda gacanta kusoo dhigeen tobannaan kamid ah Ciyaal Weero oo ku sugnaadaan ilaa waaga ka ba. [...] Sidoo kale waa in ay qaadaan tallaabooyin looga arkaan dad badan in dhibaatadani ay ka jirto degmooyinka daratayada oo ay noqon doonto dhibaato guud marka burcaddu ay ku faafaan bartamaha magaalada ama ay kasoo if-baxaan magaalooyinka kale.
Pages
4
Published in
Somalia
Title in English
Summary of Comments 19 - Exodus of Young People's Attacks in Mogadishu [from PDF Fonts]